HomeCaalamkaXildhibaan ka tirsan Aqalka Sare oo gaaray Koonfur Afrika

Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare oo gaaray Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Xildhibaan ka socda Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Cape-Town ee dalka koofur Afrika,waxaana garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi kusoo dhaweeyay jaaliyadda soomaaliyeed.

Jaaliyadda ayaa soo dhaweyn wanaagsan u sameysay  senator,Abdi Axmad Dhuxulow (dhegdheer) oo garoonka diyaaradaha ee magaalada cape town kula hadlay jaaliyadda kadib marki diyaaraddii sidday ay soo caga dhigatay ayaa dhankiisa u muujiyay sida uu ugu faraxsanyahay la kulanka shacabkiisa,maadaama ay tahay markii ugu horeysay ee masuuliyiin ka socota Aqlka sare ee Dowlada Fedaraalka soomaaliya ay yimaadaan magaaladaan cape town.

- Advertisement -

Ali Calasow, Abuukar Bunka iyo Mahad Cumar Cabbdi oo ka mid ahaa odayaashi ka qeyb galay soo dhaweynata oo lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin in xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ay soo booqdaan.

Ugu dambeyntii Senator Abdi Axmed (Dhuxulow) ayaa u mahadceliyay shacabkii soo dhaweeyay si koobanna warbixin uga siiyay waxyaabaha socdaalkiisu ku aadanyahay,wuxuuna xusay in ujeedkooda ugu weyn uu yahay inay u kuurgalaan xaaladda Soomaalida ku nool halkaasi.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories