HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Baydhabo

Sawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wefdi Ballaaran Uu hogaamineyay  Madaxweynah Dowladd Goboleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta Dib ugu  laabtay Magalada Baydhabo kadib markii uu Muqdisho uga qeyb galay shirkii Amniga Qaranka ee lagu qabtay Xalane. Garoonka Diyaaraha magalada Baydhabo EE  Shaati gaduud waxaa wefdiga ku soo Dhaweeyay Masuulyiin kala Duwan oo ay ka mid ahaayeen […]

- Advertisement -

Wefdi Ballaaran Uu hogaamineyay  Madaxweynah Dowladd Goboleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta Dib ugu  laabtay Magalada Baydhabo kadib markii uu Muqdisho uga qeyb galay shirkii Amniga Qaranka ee lagu qabtay Xalane.

Garoonka Diyaaraha magalada Baydhabo EE  Shaati gaduud waxaa wefdiga ku soo Dhaweeyay Masuulyiin kala Duwan oo ay ka mid ahaayeen Gudoomiyah Baarlamaanka Koonfur Galbeed  Wasiiro Xildhibaan iyo Saraakiisha Ciidamada kala Duwan.

- Advertisement -

Soo dhaweynta Ka dib Waxaa Garoonka Diyaaraha Warbahinta Kula hadley Masuulyiin Kala Duwan, oo uu ka mid ahaa Ku simaha Madaxweynah Maamulka Koonfur Galbeed ahaana Wasiirka Amniga  iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Abdiqaadir Shariif sheekhuna Maye.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isna sheegay  in Shirkii Amniga ee uu  magalada Muqdisho uga Qayb galey ay wax badan Isla meel Dhigneen madaxdii uu kala qeyb galay.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories