HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Galmudug iyo Sheekh Shaakir oo ku kulmay Muqdisho

Sawirro:-Madaxweynaha Galmudug iyo Sheekh Shaakir oo ku kulmay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Maanta kulan la qaatay hogaamiyaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljamaaca kadib heshiiskii ay dhawaan Muqdisho ku kala saxiixden. Kulanka labada Masuul ayaa la sheegay in uu ahaa mid uu codsaday Madaxweyne Shaakir,waxaana ku wehlinayay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir. Madaxweye Xaaf […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug ayaa Maanta kulan la qaatay hogaamiyaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljamaaca kadib heshiiskii ay dhawaan Muqdisho ku kala saxiixden.

Kulanka labada Masuul ayaa la sheegay in uu ahaa mid uu codsaday Madaxweyne Shaakir,waxaana ku wehlinayay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir.

- Advertisement -

Madaxweye Xaaf ayaa ka hadlay kulanka waxa uuna ku baaqay in la iscafiyo madaama ay heshiiyeen dhinacyadii uu khilaafka kala dhaxeeyay

Waxaa uu intaas ku daray in ay guul wayn tahay in Galmudug oo dhan iyo madaxda Ahlusuna ay kulan isugu yimaadaan isaga oo maamulka Ahlusuna ee dhawaan uu heshiiska la galay maamulkiisu ugu bishaareeyay in dhawaan la furayo dekada Magaalada Hobyo.

Sikastaba 6 Bisha December ayay aheyd markii madaxda Maamulada Galmuudg iyo Ahlusuna ay heshiis awood badan siinaya Madaxweyne Shaakir ay ku kala saxiixdeen Madaxtooyada Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada kulanka Maanta

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories