HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan Fiqi”Madaxda Dowladdu waxa ay dhiirri gilanayaan Musuq maasuqa dalka ka jira”

Dhageyso:-Xildhibaan Fiqi”Madaxda Dowladdu waxa ay dhiirri gilanayaan Musuq maasuqa dalka ka jira”

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in xiligaan dhammaan la iibinayo hantidii Qaranka. Waxa uu sheegay in Masuuliyin ka tirsan dowladda ay masuul ka yihiin isla markaana Hantidii Qaranka lagu arkayo suuqayada iyaga oo beec ah ah taasina ay cadeyn u hayaan. Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas […]

- Advertisement -

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in xiligaan dhammaan la iibinayo hantidii Qaranka.

Waxa uu sheegay in Masuuliyin ka tirsan dowladda ay masuul ka yihiin isla markaana Hantidii Qaranka lagu arkayo suuqayada iyaga oo beec ah ah taasina ay cadeyn u hayaan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in tani ay masuul ka yihiin Madaxda ugu sareysa dalka taas oo sababtay in Golaha Wasiirada ay dalka ka dhistaan guryo waaweyn halka Xarumihii Wasaaradaha ay yihiin kuwo burbursan sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in musuq maasuqa dalka ka jira uu saameeyay dhammaan Xafiisyada dowladda sida Madaxda Sare, iyo dhammaan qeybaha kale ee dowldda.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories