HomeCaalamkaDhageyso:-Diyaarad siday Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo cilad ku timid

Dhageyso:-Diyaarad siday Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo cilad ku timid

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Sagaashan iyo Labo qof oo Somali ah oo laga kala qabatey meelo kala duwan oo dalka Mareykanka loona masaafurinayey Somalia ayaa dib looga soo celiyey magaalada Dakar ee Senegal. Dadkan ayaan haysan sharciga dalka Mareykakan, waxaana diyaaradii wadey ay dib ugu soo noqotey gudaha dalka Mareykanka. Dowlada Mareykanka ayaa war kasoo baxay hay’ada Waaxda socdaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sagaashan iyo Labo qof oo Somali ah oo laga kala qabatey meelo kala duwan oo dalka Mareykanka loona masaafurinayey Somalia ayaa dib looga soo celiyey magaalada Dakar ee Senegal. Dadkan ayaan haysan sharciga dalka Mareykakan, waxaana diyaaradii wadey ay dib ugu soo noqotey gudaha dalka Mareykanka.

Dowlada Mareykanka ayaa war kasoo baxay hay’ada Waaxda socdaalka iyo xududaha Mareykanka ayaa sheegtey in cilado farsamo oo dhacay awgeed dadka dib loogu soo celiyey.

- Advertisement -

Cumar Jamal oo ah nin la shaqeeyo sharciyqaanada gobolka Mineasota ayaa Voa u sheegay in arrintaan ay ku noqotay mid lama filaan ah, isla markaana ddkaasi diyaarada saarnaa dib loogu soo celiyay Mareykanka.

Waxa uu sheegay in markii hore ay ku ogaayeen 104 Ruux balse hadda loo sheegay in ay yihiin 92 Qof.

Hoos Ka Dhageyso Codka Cumar Jamaal

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts