HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo booqashadii labaad ku tegaya dalka Masar

Madaxweyne Farmaajo oo booqashadii labaad ku tegaya dalka Masar

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Faramajo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya aya la xaqiijiyay in Maalinta Berito ah uu safar ugu ambabixi doono Magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar.

Ujeedka Safarkiisa ayaa ah Madaxweyne Farmaajo ka qeybgalka Shirka Ganacsiga Afrika oo lagu qabanayo dalkaas isla markaana ay ka qeyb galayaan Madaxda ilaa Shan Wadan oo Afrikaan ah.

- Advertisement -

Shirka Africa 2017 Forum ayaa qorshuhu yahay in uu furmo 7 Bisha December oo Maanta ah ilaa 9,ka waxaana diiirada lagu saari doonaa horumarka laga gaaray Ganacsiga Qaarada Afrika.

Wadamada ay Madaxdooda ka qeyb galeysa shirkaas ayaa waxa ka mid ah Dalalka Comoros , Ivory Cost, Rwanda iyo  Guinea, iyaga oo halkaasi Khudbad dheer ka jeedin doona.

Madaxweyne Farmaajo ayaa shirkaas marti ka noqon doona, isaga oo aan ku laahan doonin wax khubad ah.

- Advertisement -

Xogaha ay Dalsan heleyso ayaa sidoo kale waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Farmaajo shirkaas uu fursad ugu heysto in uu wadahaal la sameeyo dowladda Imaaraadka Carabta oo Siyaasad ahaan ay iska soo hor jeedaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories