HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaanada Galmudug oo qaadacay Heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna

Dhageyso:-Xildhibaanada Galmudug oo qaadacay Heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Kadib markii Gelinkii dambe ee Maanta ay heshiis ku wada gaareen Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Masuuliyiin ka kala socotay maamulada Galmudug iyo Ahlusuna isla markaana ay Goobjoog ka ahaayeen madaxda Sare ee Dowladda ayaa waxaa heshiiskaas qaadacay xildhibaano ka tirsan Galmudug. Qaar ka mid ah Xildhiabanada Galmudug oo shir Jaraa’id qabtay ayaa waxa ay sheegeen in […]

- Advertisement -

Kadib markii Gelinkii dambe ee Maanta ay heshiis ku wada gaareen Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Masuuliyiin ka kala socotay maamulada Galmudug iyo Ahlusuna isla markaana ay Goobjoog ka ahaayeen madaxda Sare ee Dowladda ayaa waxaa heshiiskaas qaadacay xildhibaano ka tirsan Galmudug.

Qaar ka mid ah Xildhiabanada Galmudug oo shir Jaraa’id qabtay ayaa waxa ay sheegeen in heshiiskaas uusan waxba ka jirin isla markaana uu yahay mid lagu duminayo Maamulka dhisan ee Galmudug.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in heshiiskaas uu ahaa in la horkeeno Baarlamaanka Galmudug balse la hareer maray sidaas daaradeedna aysan aqbaleyn.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in heshiiskaan ay galeen Koox yar oo mucaarad ku ah Maamulka Galmuudg sida ay hadalka u dhigeen.

Ugu dambeyn waxa ay sheegeen in Galmudug ayaa 15 Bishaan galeyso doorashada loona diyaar garoobayo.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codadka Xildhibaanada Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories