HomeWararSawirro:-Wajiga labaad ee Shirka Amniga Qaranka oo ka socda Muqdisho

Sawirro:-Wajiga labaad ee Shirka Amniga Qaranka oo ka socda Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta markale furay Wajiga labaad ee shirka Amniga Qaranka kaas oo ka socda Xarunta Xalane ee Magalada Muqdisho. Shirka Maanta uu kii hore ka ballaaran ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa arrimo kala duwan sida,Siyaasada, dhaqaalah, iyada oo deeq bixiyasha Caalamka ay dhageysanayaan Warbixino deeqaha la xiriira iyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta markale furay Wajiga labaad ee shirka Amniga Qaranka kaas oo ka socda Xarunta Xalane ee Magalada Muqdisho.

Shirka Maanta uu kii hore ka ballaaran ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa arrimo kala duwan sida,Siyaasada, dhaqaalah, iyada oo deeq bixiyasha Caalamka ay dhageysanayaan Warbixino deeqaha la xiriira iyo waxa loo qaban karo dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Shirka oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowlada, Madaxda Dowlad  goboleedyada iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Madax ka socota Beesha Caalamka ayaa waxa ay falanqeyn doonaan jawaabihii ka soo baxay qodobadii Amniga qaran ee shalay shirkaas looga hadlay.

Ugu dambeyn Gelinka dambe ee Maanta ayaa shirkaan waxaa soo gaba gabeyn doona Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Shirka Wajigiisa labaad.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories