HomeWararMadaxweynihii hore ee Somalia oo rajo wanaagsan ka muujiyay Shirka Golaha Amniga...

Madaxweynihii hore ee Somalia oo rajo wanaagsan ka muujiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa rajo aad u wanaagsan ka muujiyay shirka Amniga Qaranka ee ka furmay Magaalada Muqdisho kaas oo ay ka qeyb galayaan madaxda Dowladda kuwa dowlad Goboleedyada iyo Wufuud ka socota beesha Caalamka. War Qoraal ah oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook ayaa u qornaa sidatan. […]

- Advertisement -

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa rajo aad u wanaagsan ka muujiyay shirka Amniga Qaranka ee ka furmay Magaalada Muqdisho kaas oo ay ka qeyb galayaan madaxda Dowladda kuwa dowlad Goboleedyada iyo Wufuud ka socota beesha Caalamka.

War Qoraal ah oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook ayaa u qornaa sidatan.

- Advertisement -

Madasha “Somali Partnership Forum” oo ka furmay magaalada Muqdisho waxaan u rajeynayaa guul iyo iney ka soo baxaan go’aanno saldhig u noqda xallinta mushkiladaha Amniga, siyaasadda, dhaqaalaha ee maanta uu dalkeennu la daalaa dhacayo.

Waxaan ku baraarujinayaa madaxda Soomaaliyeed iyo shacab-weynahaba biyo sacabbadaadaa looga dhergaa ee ku tashada “XOOGGIINNA IYO XOOLAHIINNA” adinkoo kaashanaya caalamka intii suurtagal ah.

Guuleysta insha Allah

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories