HomeWararMuqtaar Roobow oo Awaamiir dhul-dhigay Wariyaasha ku nool Koonfur Galbeed

Muqtaar Roobow oo Awaamiir dhul-dhigay Wariyaasha ku nool Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wadaadka Muqtaar roobow Cali Abuu Mansuur ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay wxa uu kula kulmay Wariyaasha ka howlgala Magaaladaas. Kulanka ayaa ahaa mid Muqtaar roobow uu Wariyayaasha ku casuumay,iyada oo lagu wargeliyay in ay Madaxtooyada tagaan,sida Wariyaasheena ku sugan Baydhabo ay soo sheegayaan. Sidoo kale waxaa la sheegay in markii ay tageen […]

- Advertisement -

Wadaadka Muqtaar roobow Cali Abuu Mansuur ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay wxa uu kula kulmay Wariyaasha ka howlgala Magaaladaas.

Kulanka ayaa ahaa mid Muqtaar roobow uu Wariyayaasha ku casuumay,iyada oo lagu wargeliyay in ay Madaxtooyada tagaan,sida Wariyaasheena ku sugan Baydhabo ay soo sheegayaan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in markii ay tageen halkii uu Muqtaar Roobow Madaxtooyada kaga jiray ayaa waxaa Wariyayaasha  lagu wargeliyay in ay demiyaan Qalabka ay wataan iyo waliba taleefoonadooda.

Intaasi kadib Muqtaar Roobow ayaa Wariyayaasha u sheegay in aysan tebin xiliyada Wararka in isagu uu isku soo dhiibay dowladda balse ay ka dhigaan in uu wadahadal uu u socdo dowladda.

Arrintaan oo u muuqatay in ay aheyd mid amar ah ayaa waxaa la socda Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo ammaankiisa ilaalineysa,welina Madaxda ugu sareysa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories