HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Gobolka Karkaar Puntland oo amar soo saaray

Dhageyso:-Maamulka Gobolka Karkaar Puntland oo amar soo saaray

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Amarkaan ayaa ka soo baxay Gudoomiyaha Maamulka gobolka Karkaar Puntland Cabdullaahi Maxamed Barre Caato oo maanta Warbaahinta shir Jaraa’id ugu qabtay Xafiiskiisa. Gudoomiyaha ayaa marka hore sheegay in amniga Guud ee gobolka Karkaar uu haatan yahay mid wanasagan taasina ay ku timid Wadashaqeynta Shacabka iyo Maamulka. Sidoo kale gudoomiyaha ayaa uga digay dadka caadeystay qaadashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Amarkaan ayaa ka soo baxay Gudoomiyaha Maamulka gobolka Karkaar Puntland Cabdullaahi Maxamed Barre Caato oo maanta Warbaahinta shir Jaraa’id ugu qabtay Xafiiskiisa.

Gudoomiyaha ayaa marka hore sheegay in amniga Guud ee gobolka Karkaar uu haatan yahay mid wanasagan taasina ay ku timid Wadashaqeynta Shacabka iyo Maamulka.

- Advertisement -

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa uga digay dadka caadeystay qaadashada qoriga bilaa sharcidarada ah ee magaalada lala dhexmaro ay talaabo ka qaadi doonaan ciidamada amniga sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Gudoomiyaha Gobolka Karkaar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts