HomeMaqalDhageyso:-Galmudug iyo Puntland oo diyaarinaya Ciidamadii sugi lahaa amniga G/Mudug+Sawirro

Dhageyso:-Galmudug iyo Puntland oo diyaarinaya Ciidamadii sugi lahaa amniga G/Mudug+Sawirro

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Munaasabad tababar loogu furayay Ciidamo Booliis isku-dhaf ah oo ka kala socday Dowlad goboleedyada  Puntland iyo Galmudug ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Gudoomiyayaasha Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug, Maamulada Magaalada Gaalkacyo Saraakiil ka kala socotay UNSOM iyo AMISOM […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad tababar loogu furayay Ciidamo Booliis isku-dhaf ah oo ka kala socday Dowlad goboleedyada  Puntland iyo Galmudug ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Gudoomiyayaasha Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug, Maamulada Magaalada Gaalkacyo Saraakiil ka kala socotay UNSOM iyo AMISOM iyo qeybaha kale ee Bulshada labada Maamul.

- Advertisement -

Ciidamadaan Maanta tababarka loo furay ayaa ah wajigii labaad kuwaas oo ka kooban ilaa 100 Askari oo Booliis isku-dhaf kuwaas oo ka qeyb qaadan doona sugida amniga Gobolka mudug.

Gudoomiyayaasha labada Maamul ee Gobolka Mudug  Maxamed Xaashi Cartan iyo Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Puntland Maxamuud Jaamac oo tababarka furay ayaa hadalo dardaaran ah u jeediyay Ciidamada tababarka loo furay.

Mid ka mid ah Saraakiisha ka socotay UNSOM ayaa sheegay in dhankooda ay mar walba diyaar u yihiin in ay caawimaad siiyaan Ciidamada ka qeyb qaadanaya sugida amniga Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codadka kana Daawo Sawirrada.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts