HomeCaalamkaQM iyo Hay’addo Caalami ah oo Warbixin ka soo saaray dalal ay...

QM iyo Hay’addo Caalami ah oo Warbixin ka soo saaray dalal ay Soomaaliya ku jirto

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Warbixin Walaac leh oo ay QM iyo Hay’addaha Samafalka Caalamiga soo saareen ayaa lagu muujiyey in ku-dhawaad 76 million oo qof oo ku nool 45 Waddan ay u baahnaan doonaan Gargaar sannadka soo socda.

Dalalka sida aadka ah looga deyriyey dhinaca Ammaanka Cuntada ayaa kala ah Somalia, Yemen, South Sudan iyo Nigeria.

- Advertisement -

Warbixinta waxaa si gaar ah loogu sheegay in ku-dhawaad 3.3 million oo Somali ah u baahnaan doonaan Kaalmo Degdeg oo Naf-badbaadin ah sannadka soo socda.

Xiriiriyaha QM ee Hawlaha Samafalka ee Somalia, Peter de Clercq ayaa sheegay in Abaaraha iyo Colaadaha ka sii socda Somalia ka dhigtay mid ay dadka badankooda ku tiirsanaadaan Gargaarka Caalamiga.

Waxa uu ugu baaqay Kooxaha Gargaarka inay kordhiyaan dadaalka ay ku taageerayaan Qorshaha Samafalka ee lafu taageerayo dadka Soomaalida ee baahdia u qaba Gargaarka ee sannadka soo socda, waa sida uu hadalka u dhigay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories