HomeCaalamkaNin Soomaali la Shaqeyn jiray Magefayaasha Libya oo lagu helay...

Nin Soomaali la Shaqeyn jiray Magefayaasha Libya oo lagu helay dilka 13 Qof

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maxkamad ku taalla magaalladda Milan ee dalka Talyaaniga aya sheegtay in Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Cismaan Maxamuud la ogaaday inuu dalka Libya ku soo dilay  ugu yaraan 13 qof, oo aysan tirada ahayn 4 qof, sida ay Maxkamadda horey u shaacisay. Eedeysanaha oo 20-jir waxaa bishii hore lagu xukumay Xabsi Daa’im, kadib, markii lagu helay inuu la shaqeyn jirey […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taalla magaalladda Milan ee dalka Talyaaniga aya sheegtay in Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Cismaan Maxamuud la ogaaday inuu dalka Libya ku soo dilay  ugu yaraan 13 qof, oo aysan tirada ahayn 4 qof, sida ay Maxkamadda horey u shaacisay.

Eedeysanaha oo 20-jir waxaa bishii hore lagu xukumay Xabsi Daa’im, kadib, markii lagu helay inuu la shaqeyn jirey Ma-gefayaasha Libya, isla markaana uu Kufsi, Jirdil iyo dilal u geystay Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu haystay Libya.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Talyaaniga ee ANSA  oo aan warkan ka soo xiganay ayaa qortay inay Maxkamadda Milan ku heshay  Cismaan Maxamuud inuu 2 nin oo ka mid ah Tahriibayaasha uu ku daldalay gudaha dalka Libya,

Sidoo kalena uu Kufsi u geystay Haween iyo gabdho aad u yaryar.

Maxkamadda Milan waxay sheegtay in Eedeysanaha oo ah qof aad u arxan darnaa uu dilay ugu yaraan 13-qof oo Soomaali, inkastoo uu horey u qirtay inuu dilay 4 qof oo keliya.

- Advertisement -

Xigasho: ANSA

http://www.ansa.it/english/news/general_news/2017/12/01/somali-torturer-killed-13-not-4-4_984f2f35-91a0-4fdd-9a2c-e15557cb9fea.html

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories