HomeCaalamkaSawirro:-Al-Shabaab oo soo bandhigay Ciidamo ay sheegeen in ay isku soo dhiibeyn

Sawirro:-Al-Shabaab oo soo bandhigay Ciidamo ay sheegeen in ay isku soo dhiibeyn

Date:

Related stories

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee Maanta waxa ay degmada Jilib ee Gobolka jubbada Dhexe ku soo bandhigeen laba Askari oo ay sheegeen in ay isku soo dhiibeen dhankooda. Al-Shabaab ayaa Baraha ay Internet-ka ku leeyihiin ku faafiyay laba Askari oo xiran Tuutaha ciidanka oo ay ku sheegeen in ay horay uga mid ahaayeen Ciidamada Jubbaland […]

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee Maanta waxa ay degmada Jilib ee Gobolka jubbada Dhexe ku soo bandhigeen laba Askari oo ay sheegeen in ay isku soo dhiibeen dhankooda.

Al-Shabaab ayaa Baraha ay Internet-ka ku leeyihiin ku faafiyay laba Askari oo xiran Tuutaha ciidanka oo ay ku sheegeen in ay horay uga mid ahaayeen Ciidamada Jubbaland balse ay haatan isaga soo baxeen.

- Advertisement -

Labadaan Nin oo ay Al-Shabaab soo bandhigeen ayay Magacyadooda waxa ay ku kala sheegeen Isaaq Ibraahim Gurbaaniyo oo ahaa Madaxii Saadka Ciidamada Jubbaland ee Buulo Gaduud iyo  Xuseen Aadan Ibraahim  oo ay ku tilmaameen dagaal geliye.

Sawirro

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories