HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyeed oo dhameystay Xabsi 6 Sano ah oo xukun kale...

Muwaadin Soomaaliyeed oo dhameystay Xabsi 6 Sano ah oo xukun kale lagu riday

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxamed Cali Maxamed oo isagoo 14-snno jir lagu helay inuu Tooreey ku kufsaday 2 Haween ayaa la sheegay inuu soo dhamaystay 6-sanno oo lagu hayey Xabsiga Dadka aan qaan-gaarka ahayn. Wargeyska The Salt Lake Tribune ayaa qoray in Eedeysanaha oo haatan 20-jir ah uu u sheegay Garsoore Maxkamadeed isbuucii la soo dhaafay inuu ahaa “Xayawaan” […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cali Maxamed oo isagoo 14-snno jir lagu helay inuu Tooreey ku kufsaday 2 Haween ayaa la sheegay inuu soo dhamaystay 6-sanno oo lagu hayey Xabsiga Dadka aan qaan-gaarka ahayn.

Wargeyska The Salt Lake Tribune ayaa qoray in Eedeysanaha oo haatan 20-jir ah uu u sheegay Garsoore Maxkamadeed isbuucii la soo dhaafay inuu ahaa “Xayawaan” markii uu Kufsigaasi geystay sannadkii 2011-kii, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inuu waxa badan soo bartay, isla markaana uu haatan diyaar u yahay inuu muujiyo inuu noqday qof kale, waa sida uu hadalka u dhigay.

Garsoore  Vernice Trease waxay ku xukuntay  Eedeysanaha in toddobaadkiiba mar yimaado Xarumaha Boliska si loola socdo, inuusan isticmaali Karin Internet-ka iyo in in qalabka wax lagu ilaaleeyo looga xiro Qoobka muddo 5 sanno.

Waxay intaasi ku dartay haddii uu ku xad-gudby Awaamiirtaasi in uu Xabsi muteysan doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts