HomeCaalamkaNin Somali oo ku safrayey Baasaboor Swedish oo dalka Filibiin.laga soo masaafurin...

Nin Somali oo ku safrayey Baasaboor Swedish oo dalka Filibiin.laga soo masaafurin doono

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Saraakiisha Waaxda Dembi-baarista Boliska Filibiin ayaa sheegay inay dib u soo celin doonaan Muwaadin Somali oo ku safrayayey Baasaboor Swedish, kaasi oo la qabtay xilli uu Transit ku ahaa Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Manila. Taliyaha Hay’adda Dembi-baarista dalkaasi, Jaime Morente waxa uu magaca Ninka Soomaaliga ee ay qabteen ku sheegay C/najax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Waaxda Dembi-baarista Boliska Filibiin ayaa sheegay inay dib u soo celin doonaan Muwaadin Somali oo ku safrayayey Baasaboor Swedish, kaasi oo la qabtay xilli uu Transit ku ahaa Garoonka

Caalamiga ee Diyaaradaha ee ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Manila.

- Advertisement -

Taliyaha Hay’adda Dembi-baarista dalkaasi, Jaime Morente waxa uu magaca Ninka Soomaaliga ee ay qabteen ku sheegay C/najax Maxamuud Aadan oo 23-jir ah,  kaasi oo doonayey inuu ku dhoofo Baasaboor Swedish oo uusan lahayn.

Waxa uu intaasi ku daray inuu Eedeysanaha la socday Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha Filibiin oo uu ka soo raacay magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta bishii la soo dhaafay  ee November 25-dii

Taliyaha waxa kale oo uu sheegay inuu Ninka Soomaaliga ku dhoofayey Baasaboor la been abuuray, isla markaana doonayey inuu sii raaco Diyaarad ku sii jeeday magaalladda London ee dalka Britain.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Taliyaha Dembi-baarista Filibiin waxa uu tilmaamay inay Dhacdadaasi kala xiriireen Safaaradda Britain ku leedahay magaalladda Manila.

Sidoo kale, waxa uu xusay inay Ninka Soomaaliga dib ugu celin doonaan magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka oo ahayd halkii uu markii hore ka soo galay Filibiin.

Xigasho: cachevalleydaily.com

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts