HomeMaqalDhageyso:-Wasaaradda Amniga oo digniin u dirtay Masuuliyiinta Dowladda ,Milkiilayaasha Hotelada iyo Saxafiyiinta

Dhageyso:-Wasaaradda Amniga oo digniin u dirtay Masuuliyiinta Dowladda ,Milkiilayaasha Hotelada iyo Saxafiyiinta

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya  Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa markale soo saaray amaro horay u soo baxay kuwaas oo ku aadan dhanka sugida amniga dalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa Warka uu soo saaray waxa uu kaga hadlay digniin ku socota Saxafiyiinta, ,Milkiilayaasha Hotelada iyo qaar ka mid ah Masuuliyiinta Dowladda gaar ahaan kuwa wata ilaalada ka […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya  Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa markale soo saaray amaro horay u soo baxay kuwaas oo ku aadan dhanka sugida amniga dalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa Warka uu soo saaray waxa uu kaga hadlay digniin ku socota Saxafiyiinta, ,Milkiilayaasha Hotelada iyo qaar ka mid ah Masuuliyiinta Dowladda gaar ahaan kuwa wata ilaalada ka badan ilaa 4 Askari.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa marka hore  sheegay in marnaba aan la aqbali Karin in Masuuliyiinta ay ilaaladooda ka badiyaan ilaa afar ruux sidii ay dhowr bil ka hor sidaan oo kale ay Wasaaradu u soo saartay amarkaan.

Sidoo kale Wasiirka ayaa ka hadlay shirar uu sheegay in lagu qabto Hoteelada Muqdisho taas oo aysan ka warqabin dowladda.

“Waxaan ognahay in shirar aan dowladda ka warqabin lagu qabto hotelada Muqdisho,hadaba waxaan uga digeyna Milkiilayasha Hotelada in taasi aysan ogolaadaan,waxana uga gol leenahay in aan ilaalino amniga ee maahan in aan caburineyno Milkiilayaasha Hotelada ayuu yiri Wasiir Ducaale”

- Advertisement -

Ugu dambeyn waxa uu Wasiirka sheegay in talaabadaan ay dhaqan galeyso laga bilaabo Maanta oo ah 30,ka Bisha November 2017.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories