HomeCaalamkaXaaskii hore ee Meles Zenawi oo lagala noqday Xubinimada Xibiga TPLF

Xaaskii hore ee Meles Zenawi oo lagala noqday Xubinimada Xibiga TPLF

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Azeb Mesfin oo ah Xaaskii hore ee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Meles Zenawi ayaa la shegay in lagala laabtay Xubinimada Xibiga TPLF oo ah xisbiga talada dalkaas hadda haya. Arrinatan ayaa kadib sida l sheegay kadib markii ay kulamo badan oo wadatashi ah ay yeesheen Madaxda Xisbigaas taas oo keentay Xubinimadii Xisbiga TPLF in lagala […]

- Advertisement -

Azeb Mesfin oo ah Xaaskii hore ee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Meles Zenawi ayaa la shegay in lagala laabtay Xubinimada Xibiga TPLF oo ah xisbiga talada dalkaas hadda haya.

Arrinatan ayaa kadib sida l sheegay kadib markii ay kulamo badan oo wadatashi ah ay yeesheen Madaxda Xisbigaas taas oo keentay Xubinimadii Xisbiga TPLF in lagala laabto.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa hoos loo dhigay xilalkii ay ka hayeen xisbigaas Beyene Mikru iyo Abay Woldu  oo ahaa kaaliyayaashedii,iyada oo Xubin ka aheyd Guddiga fulinta ee Xisbiga TPLF.

Kala noqoshada Xubinimda Azeb ayaa timid xili eedeyn kala duwan ay uga imaaneysay Madaxda Xisbiga taas oo ku saabsaneyd in kulamo badan uu xisbiga lahaa ay ka baxday,tas oo keentay in dhamaan awoodii ay ku laheyd xisbiga laga xayuubiyo.

Weli dhankeeda wax jawaab ah kama bixin talaabadan ay Madaxda Xisbiga TPLF ay Xubinimadii ay ku laheyd Xisbigaas uga qaadeen

- Advertisement -

Azeb Mesfin oo ah Xaaskii hore ee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Meles Zenawi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories