HomeCaalamkaSawirro:-Wafdi ka socda dowladda Qatar oo soo gaaray Muqdisho lana kulmaya Ra’iisul...

Sawirro:-Wafdi ka socda dowladda Qatar oo soo gaaray Muqdisho lana kulmaya Ra’iisul Wasaaraha

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa Maanta soo gaaray wafdi ka socda dowladda Qatar oo uu hogaaminayo  Agaasimaha guud ee Sanduuqa Qatar ee horumarinta,Khalifa Jassim Al kuwari. Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaa wefdiga ku so dhaweeyay Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, Wasiirka Amniga gudaha Mohamed Abukar Islow, iyo […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa Maanta soo gaaray wafdi ka socda dowladda Qatar oo uu hogaaminayo  Agaasimaha guud ee Sanduuqa Qatar ee horumarinta,Khalifa Jassim Al kuwari.

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaa wefdiga ku so dhaweeyay Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, Wasiirka Amniga gudaha Mohamed Abukar Islow, iyo Wsiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaliya Mukhtar Mahad Daud iyo Masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Socdaalka wafdigan ayaa jawaab u ah xiriiro kala duwan oo Wasaaradaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Qatar ay lahaayeen muddooyinkii ugu dambeeyay si loo taabageliyo maashaariic horumarineed oo dhaxalgal ah,wayna la kulmi doonaan Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Soo dhaweynta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories