HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Caleema Saarka Uhuru Kenyatta iyo banaanbaxyo...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Caleema Saarka Uhuru Kenyatta iyo banaanbaxyo ka socda dalkaasi

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Barqada Maanta oo talaado ah ayaa la filayaa in Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay ka bilaabato Munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo markii labaad ku guuleystay doorasho dhacday. Madax farabadan oo afkrikaan ah ayaa ka qeybgeli doona Munaasabada Caleemo saarka Madaxweyne Kenyatta waxaana ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barqada Maanta oo talaado ah ayaa la filayaa in Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay ka bilaabato Munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo markii labaad ku guuleystay doorasho dhacday.

Madax farabadan oo afkrikaan ah ayaa ka qeybgeli doona Munaasabada Caleemo saarka Madaxweyne Kenyatta waxaana ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Shalay gelinkii dambe gaaray.

- Advertisement -

Ammaanka guud ee dalka Kenya ayaa aad loo adkeeyay,waxana daqiiqad walba soo gaaraya Wufuud heer Caalami ah oo ka qeyb galeysa Munaasabadaas.

Dhanka kale Magaalooyinka qaar ayaa waxaa ka socda banaanbaxyo ay dhigayaan taageerayasha Xisbiga NASA ee uu hoggaamiyo  Raila Odinga.

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa lagu arkayaa Wadooyin waaweyn oo ka tirsan dalkaas kuwaas oo ka hortegaya banaanbaxyada ay wadaan taageeraaysaha Raila Odinga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts