HomeCaalamkaKenya oo sheegtay inay burburiyeen Xerooyin ay lahaayeen Al-Shabaab

Kenya oo sheegtay inay burburiyeen Xerooyin ay lahaayeen Al-Shabaab

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxa Hawlgalka Kenya ugu qaabilsan Kaymaha Boni, Joseph Kanyiri ayaa u sheegay Wargeyska The Nation inay burburiyeen 6 Xero oo Al-Shabaab ku lahaayeen Kaymahaasi oo ku yaalla Gobalka Laamu. Waxa uu intaasi ku daray in Al-Shabaab u adeegsan jirey Kaymahaasi si ay Hawlgalo uga fuliyaan qeybo ka mid ah Gobalka Laamu. Mas’uulkaasi waxa uu xaqiijiyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Hawlgalka Kenya ugu qaabilsan Kaymaha Boni, Joseph Kanyiri ayaa u sheegay Wargeyska The Nation inay burburiyeen 6 Xero oo Al-Shabaab ku lahaayeen Kaymahaasi oo ku yaalla Gobalka Laamu.

Waxa uu intaasi ku daray in Al-Shabaab u adeegsan jirey Kaymahaasi si ay Hawlgalo uga fuliyaan qeybo ka mid ah Gobalka Laamu.

- Advertisement -

Mas’uulkaasi waxa uu xaqiijiyey inay Saraakiisha Ammaanka Kenya ka soo heleen Kaymaha Boni hub ay ka mid yihiin Qoryaha AK 47, Qalabka laga farsameeyo Bambooyinka, Cunto iyo Daawooyin, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, Madaxa Hawlgalka Kenya ugu qaabilsan Kaymaha Boni, Joseph Kanyiri  waxa uu ugu baaqay Isbitaalladda ku yaalla magaalooyinka Laamu, Gaarissa, Kilifi iyo Mombasa inay Boliska ku soo wargeliyaan haddii ay arkaan qof doonaya in laga daaweeyo dhaawacyo rasaaseed.

Waxa uu ku dooday inay Hawlgalkaasi ku dileen dagaalyahano Alshabaab, inkastoo uusan tiradoodu sheegin, mana jiraan warar madax bannaan oo xaqiijinaya sheegashadiisa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts