HomeCaalamkaDhageyso:-Maxkamada Sare ee Soomaaliland oo Go’aan ka gaartay Doorashadii uu ku...

Dhageyso:-Maxkamada Sare ee Soomaaliland oo Go’aan ka gaartay Doorashadii uu ku soo baxay Muuse Biixi

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Maanta ayaa Maxkamada Sare ee Maamulka Soomaaliland waxa ay go’aan kama dambeys ah ka gaartay doorashadii 13,kii Bishaan ka dhacday deegaanada Maamulkaas oo uu ku geeystay Muuse Bixii Cabdi.

Shir Jaraa’id oo ay Maanta Warbaahinta ugu qabteen Madaxda Maxkamada Sare Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay ku aqbaleyn natiijadii ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka iyaga oo sheegay in aan wax dacwo ah loo soo gudbin.

- Advertisement -

Horay ayaa waxaa dhowr mar u jirtay in Xisbiga Mucaaradka ee WADANI oo uu u tartamayay Gudoomiyahooda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro uu sheegay in doorashada la musuq maasuqay wallow markii dambe uu aqbalay.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliland Aadan Xaaji Cali ayaa Warbaahinta u Akhriyay Warka ay ka soo saareen doorashadii ka dhacday Soomaaliland.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliland.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories