HomeCaalamkaCiidamo ka tirsan kuwa Kenya oo lagu weeraray Magaalo Xeebeedka lamu

Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo lagu weeraray Magaalo Xeebeedka lamu

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Ciidamo ka tirsan Dowladda Kenya ayaa la sheegay in lagu qaaday weerar dhabo-gal ah xili ay ku socdaalayeen inta u dhaxeysa deegaanada Wittu iyo Gamba oo ka tirsan Magaalo Xeebeedka Lamu. Ciidamadaan oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa la sheegay in weerarka kadib uu halkaasi ka dhacay dagaal dhex maray iyaga raggii soo weeraray oo […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan Dowladda Kenya ayaa la sheegay in lagu qaaday weerar dhabo-gal ah xili ay ku socdaalayeen inta u dhaxeysa deegaanada Wittu iyo Gamba oo ka tirsan Magaalo Xeebeedka Lamu.

Ciidamadaan oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa la sheegay in weerarka kadib uu halkaasi ka dhacay dagaal dhex maray iyaga raggii soo weeraray oo loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Shabaab.

- Advertisement -

Warar ay ku qoreen Al-Shabaab Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka ayaa waxa ay ku sheegeen in weerarkaas ay ku Gubeen Saddex Gaari oo ay ciidamadaas wateen isla markaana khasaaro kale ay gaarsiiyeen.

Sidoo kale Al-Shabaab ayaa weerarkaas wax ay ku sheegeen in ay ku dhinteen laba ka mid ah ciidamadii Wadada loo galay ee Kenya halka tiro kale ay ku dhaawacmeen.

Sikastaba tiro ka dhowr jeer ayaa weeraro noocan oo kale ah ay ka dhaceyn Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya,kaas oo ay masuuliyadiisa sheegteen Al-Shabaab, welina Saraakiisha ciidamada Kenya kama hadlin weerarkii Galabta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories