HomeCaalamkaAabaha dhalay Nin lagu xiray Australia oo beeniyey Eedeymaha Wiilkiisa lagu soo...

Aabaha dhalay Nin lagu xiray Australia oo beeniyey Eedeymaha Wiilkiisa lagu soo oogay

Date:

Related stories

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Aabe Khaliif Shire Cali ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wargeyska brisbanetimes ee ka soo baxa Australia, , kadib, markii ay Boliska dalkaasi xireen Wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Cali Khaliif Shire Cali. Aabaha oo Dareewal Taksi ah ayaa carrabka ku adkeeyey inuu Wiilkiisa marnaba ku fekerin inuu dad kale dhibaateeyo, inkastoo ay […]

- Advertisement -

Aabe Khaliif Shire Cali ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wargeyska brisbanetimes ee ka soo baxa Australia, , kadib, markii ay Boliska dalkaasi xireen Wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Cali Khaliif Shire Cali.

Aabaha oo Dareewal Taksi ah ayaa carrabka ku adkeeyey inuu Wiilkiisa marnaba ku fekerin inuu dad kale dhibaateeyo, inkastoo ay Boliska sheegeen inuu Eedeysanaha qorsheynayey inuu weerar geysto Munaasabbadda Sannadka cusub ee 2018-ka.

- Advertisement -

Eedeysanaha waxaa maanta la soo taagay Maxkamadda magaalladda Melbourne, iyadoo lagu soo oogay Isku-day Dil wadareed iyo inuu iibsan lahaa Hub sharci-darro ah.

Dhinaca kale, qaar ka mid ah Jaalliyadda Soomaalida iyo dadka deriska la ah Qoyska Khaliif Shire Cali ayaa sheegay inaysan wax qalad ah ku arkin Qoyskaasi oo Australia degganaa 10-sanno.

Xigasho: brisbanetimes.com.au

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories