HomeCaalamka11 Madax Dowladeed oo ka qeyb geli doona Caleema-saarka Uhuru Kenyatta

11 Madax Dowladeed oo ka qeyb geli doona Caleema-saarka Uhuru Kenyatta

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Kenya ayaa shaacisay inay 11 Hoggaamiye Dowladeed ka soo qeyb geli doonaan Munaasabadaasi oo berrito lagu qaban doono Xarunta Ciyaaraha  Moi(Moi International Sports Centre) ee Xaafadda Kasaraani ee magaalladda Nairobi. Madaxweynayaasha lagu casuumay Xafladaasi ayaa ka kala imaanayo dalalka Somalia, Uganda, Djibouti, Tanzania, Rwanda, Botswana, Zambia, Namibia, iyo Togo . Madaxweyne-ku-xigeenadda […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Kenya ayaa shaacisay inay 11 Hoggaamiye Dowladeed ka soo qeyb geli doonaan Munaasabadaasi oo berrito lagu qaban doono Xarunta Ciyaaraha  Moi(Moi International Sports Centre) ee Xaafadda Kasaraani ee magaalladda Nairobi.

Madaxweynayaasha lagu casuumay Xafladaasi ayaa ka kala imaanayo dalalka Somalia, Uganda, Djibouti, Tanzania, Rwanda, Botswana, Zambia, Namibia, iyo Togo .

- Advertisement -

Madaxweyne-ku-xigeenadda dalalka Nigeria, Gini, Kongada Dimuqraadiga, Angola, Burundi iyo Yemen ayaa ka mid ah Madaxda lagu casuumay Munaasbadaasi.

Sidoo kale, Ra’isul-wasaarayaasha Ethiopia, iyo Yuhuudda ayaa la shaaciyey inay ka soo qeyb geli doonaan Caleema-saarka Uhuru Kenyatta.

Waa markii Labaad ee  Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Ku-xigeenkiisa, William Ruto loo caleemo-saaro Xilkaasi, iyadoo Maxkamadda Sare ee dalkaasi ay bishan November 20-dii ansixisay inuu Uhuru ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee Ku-celiska ahayd oo la qabtay bishii October 26-da.

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Isbahaysiga NASA, Raila Odinga ayaa qaadacay Doorashada Ku-celiska, wuxuuna mucaaraday Natiijadda Doorashadaasi.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories