HomeCaalamkaShirkadda Twitter oo joojisay bixinta Calaamadda Buluugga

Shirkadda Twitter oo joojisay bixinta Calaamadda Buluugga

Date:

Related stories

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Shirkadda Warbaahinta Bulshadda ee Twitter Inc. ayaa joojisay Nidaamkeeda lagu aqoonsan karo magaca ama Aqoonsiga Macaamilka Isricmaalayaasha Twitter-ka. Marka uu qofku taabto “Blue ticks” waxaa u soo baxaysa farriin ah inuu jabay ama inuu u baahan yahay Dayactir “broken” and in need of repair. Sannado ka hor, Twitter-ka waxay bilowday in Calaamad Bulug ah oo […]

- Advertisement -

Shirkadda Warbaahinta Bulshadda ee Twitter Inc. ayaa joojisay Nidaamkeeda lagu aqoonsan karo magaca ama Aqoonsiga Macaamilka Isricmaalayaasha Twitter-ka.

Marka uu qofku taabto “Blue ticks” waxaa u soo baxaysa farriin ah inuu jabay ama inuu u baahan yahay Dayactir “broken” and in need of repair.
Sannado ka hor, Twitter-ka waxay bilowday in Calaamad Bulug ah oo ku xigta Xisaabaadka aqoonsiga Isticmaalayaasha “users’ identities”, taasi oo ah dhabo kaa caawinaysa Kala duwanaanshaha Cinwaanadda saxda ah iyo kuwa la been abuurtay.

- Advertisement -

Isbuucan, Shirkadda Twitter waxay naqdin kala kulantay cillad kale, inkastoo qoraal ay Qeybta Taageeradda ee Shirkadda soo dhigtay Twitter-ka ku muujiyeen in Xaqiijinta loola jeeday in lagu xaqiijiyo Aqoonsiga iyo Codka.

Waxay kaloo sheegeen inay garwaaqsadeen arrintan lagu wareeray, iyo in loo baahan yahay in la xaliyo.
Sarkaalka Guddoomiyaha Fulinta ee Twitter-ka, Jack Dorsey ayaa isagana Bartiisa soo dhigay in Kooxda Maareynta sida ugu dhaqsaha badan u xaliyaan Nidaamka.

Waxa uu intaasi ku daray in Shaqaalaha si sax ah u raacayaan Nidaamka Aqoonsiga ee Shirkadda, balse ay waqti yar ka hor ogaadeen inuu Nidaamku jabay, loona baahan yahay in dib loo aqoonsado.
Wuxuuna qiray inay ku fashilmeen inaysan waxba ka qabanin cilladaasi haatan laga cabanayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories