HomeCaalamkaOday 73 Sano Jir Soomaali ah oo lagu guuleystay Qaliin looga sameeyey...

Oday 73 Sano Jir Soomaali ah oo lagu guuleystay Qaliin looga sameeyey sinta

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dhakhaatiirta Qaliinka ee Machadka Kirishna ee Daaweynta Sayniska (KIMS) ee dalka Hindiya ayaa sheegay inay  ku guuleysteen Qaliin ay ku sameeyeen  Bukaan Soomaali ah oo lagu magacaabo C/kariim Yuusuf oo 73 jir ah. Bukaanka ayaa la sheegay in laga keenay Somalia, kadib, markii ay dhaawacyo ka soo gaareen Sinta, Ehelkiisa ayaa laga soo xigtay inuu Bukaanka iska ahaa […]

- Advertisement -

Dhakhaatiirta Qaliinka ee Machadka Kirishna ee Daaweynta Sayniska (KIMS) ee dalka Hindiya ayaa sheegay inay  ku guuleysteen Qaliin ay ku sameeyeen  Bukaan Soomaali ah oo lagu magacaabo C/kariim Yuusuf oo 73 jir ah.

Bukaanka ayaa la sheegay in laga keenay Somalia, kadib, markii ay dhaawacyo ka soo gaareen Sinta,

- Advertisement -

Ehelkiisa ayaa laga soo xigtay inuu Bukaanka iska ahaa Bukaan-jiif, tan iyo markii dhaawaciisa loo soo qaaday dalka Hindiya.

Dr Uday Krishna Myneni oo ah Dhakhtarka Lafaha ee Machadka fuliyey qaliinkaasi ayaa sheegay inay Bukaanka Soomaalida oo qaba Cuddurka Macaanka lagu sameeyey Qaliin, isla markaana uu haatan awooday inuu si caadi ah u socda.

Waxa kale oo uu sheegay inay Bukaanka ka daawaynayaan Kansarka Qoorta, waa sida uu hadalka u dhigay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories