HomeMaqalDhageyso:-Sheekh Shaakir”Waxaa jira dad nakala fogeynaya aniga iyo Xaaf oo diidan inaan...

Dhageyso:-Sheekh Shaakir”Waxaa jira dad nakala fogeynaya aniga iyo Xaaf oo diidan inaan Midowno”

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Sheekh Maxamed Shaakir Cali xasan Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljamaaca ayaa ka hadlay wadahadalo socda oo lagu dhex dhexaadinayo  iyaga iyo Maamulka Galmudug. Waxa uu sheegay in waqtigan uusan jirin wax khilaaf ah oo kala dhaxeeya Madaxweyne Xaaf balse ay jiraan dad sii kala fogeynaya. “Xaqiiqdii aniga Xaaf majiraan dagaal naga dhaxeeya balse […]

- Advertisement -

Sheekh Maxamed Shaakir Cali xasan Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljamaaca ayaa ka hadlay wadahadalo socda oo lagu dhex dhexaadinayo  iyaga iyo Maamulka Galmudug.

Waxa uu sheegay in waqtigan uusan jirin wax khilaaf ah oo kala dhaxeeya Madaxweyne Xaaf balse ay jiraan dad sii kala fogeynaya.

- Advertisement -

“Xaqiiqdii aniga Xaaf majiraan dagaal naga dhaxeeya balse waxaa jira dd nasii kala fogeynaya kuwaas oo markasta sheegaya in uu khilaaf naga dhaxeeyo waa kuwaas kuwa diidan inaan midowno,Bulshadana waxaa laga rabaa in ay intaas garato ayuu yiri Sheekh Axmed Shaakir”

Sikastaba waxaa la filayaa in dhawaan dalka Jabuuti ay tagaan Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxweynaha Gobolada Dhexe ee Sheekh Shaakir si halkaasi wadahadalo uga furmaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Sheekh Shaakir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories