HomeWararDEG DEG:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Goordhow la Magacaabay

DEG DEG:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Goordhow la Magacaabay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Goordhow waxa uu Magacaabay Wasiirka Cusub ee Gaashaandhigga xilkaas oo mudooyinkaan banaanaa. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa xilkaas loogu Magacaabay Mudane Mohamed Mursal Sheekh Cabdiraxman. Xilkaan ayaa waxaa horay u baneeyay sheegayna in uu si iskiis ah isaga casilay 12-kii bishii October Cabdirashiid […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Goordhow waxa uu Magacaabay Wasiirka Cusub ee Gaashaandhigga xilkaas oo mudooyinkaan banaanaa.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa xilkaas loogu Magacaabay Mudane Mohamed Mursal Sheekh Cabdiraxman.

- Advertisement -

Xilkaan ayaa waxaa horay u baneeyay sheegayna in uu si iskiis ah isaga casilay 12-kii bishii October Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed oo ahaa Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories