HomeCaalamkaMasar oo looga dhawaaqay 3 maalmood oo Baroor-diiq Qaran ah

Masar oo looga dhawaaqay 3 maalmood oo Baroor-diiq Qaran ah

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowladda dalkaasi ayaa ku dhawaaqday in 3 maalmood loogu baroor-diiqayo Boqolaalkii qof ee shalay lagu xasuuqay Masjid ku yaalla Degmadda BIR AL-ABIID oo 40-KM dhanac Galbeed kasga toosan Caasimadda Gobalka Gobalka Siinaay ee Al-cariish. Wakaalladda Wararka Bariga Dhexe ee MENA ayaa sheegtay inay tirada dhimashadu  gaartay 235 qof, iyadoo 100-kalena ku dhaawacmeen. Madaxweyne C/fataax Al-sisi waxa uu wacad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda dalkaasi ayaa ku dhawaaqday in 3 maalmood loogu baroor-diiqayo Boqolaalkii qof ee shalay lagu xasuuqay Masjid ku yaalla Degmadda BIR AL-ABIID oo 40-KM dhanac Galbeed kasga toosan Caasimadda Gobalka Gobalka Siinaay ee Al-cariish.

Wakaalladda Wararka Bariga Dhexe ee MENA ayaa sheegtay inay tirada dhimashadu  gaartay 235 qof, iyadoo 100-kalena ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Madaxweyne C/fataax Al-sisi waxa uu wacad ku maray in la ciqaabi doono Kooxihii ka dambeeyey Weerarkaasi.

Dhinaca kale, Madaxda Dowladaha Maraykanka, Britain, Turkiga, Kuweyt iyo Talyaaniga ayaa cambaareeyey Xasuuqaasi, waxayna ku tilmaameen Weerar Bahalnimo oo Badawnimo ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts