HomeCaalamkaKenyan ka tirsan Al-Shabaab oo bilaabay inay ka firxadaan Duqeymaha Maraykanka ka...

Kenyan ka tirsan Al-Shabaab oo bilaabay inay ka firxadaan Duqeymaha Maraykanka ka wado Somalia

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Saraakiisha Militeriga Kenya ayaa sheegay inay Dagaalamayaasha Kenyanka ku sugan Dhulka Kaymaha Booni ay bilaabeen inay ka soo baxsadaan Somalia, kadib, markii ay Maraykanka kordhiyeen Duqeymaha ay la eegtaan Dagaalamayaasha Alshabaab. Agaasimaha Hawlgalka Kenya ka wadaan Kaymaha Booni, JOSEPH KANYIRI oo Wareysi siiyey wargeyska NATION ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa sheegay in qaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Militeriga Kenya ayaa sheegay inay Dagaalamayaasha Kenyanka ku sugan Dhulka Kaymaha Booni ay bilaabeen inay ka soo baxsadaan Somalia, kadib, markii ay Maraykanka kordhiyeen Duqeymaha ay la eegtaan Dagaalamayaasha Alshabaab.

Agaasimaha Hawlgalka Kenya ka wadaan Kaymaha Booni, JOSEPH KANYIRI oo Wareysi siiyey wargeyska NATION ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa sheegay in qaar ka mid ah Dagaalamayaasha JAYSH AYMAN ee ka tirsan Alshabaab bilaabeen inay ka soo firxadaan gudaha Somalia, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in Kooxo isku dhaf ah oo ka tirsan Hay’addaha Ammaanka adkeeyeen Ammaanka Xuduudka Kenya la leedahay Somalia, si ay ula macaamilaan Dagaaalamayaasha Kenyanka ee ka firxanaya Somalia, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, in ka badan 300 oo Dagaalamayaal u badan Kenyan kana tirsan Kooxda Jaysh Ayman ee Alshabaab ayaa la sheegay inay ka hawl-geli jireen Kaymaha Boni tan iyo sannadkii 2012-kii, kuwaasi oo weeraro toos ah, kuwa dhabo-galka iyo qaraxyo la beegsada Ciiddanka Kenyanka ee inta badan adeegsada dhulka xuduudka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts