HomeCaalamkaDalka Zimbabwe oo Maanta yeeshey Madaxweyne Cusub

Dalka Zimbabwe oo Maanta yeeshey Madaxweyne Cusub

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dalka Zimbabawe ayaa maanta waxaa uu yeeshey Hogan cusub kadib markii xilka madaxweynaha loo dhaariyay Emmirson Mnangagwe oo badalaya madaxweynihii hore e e Dalkaasi Robert Mogabe. Munaasabada dhaarinta ayaa waxaa ay ka dhacday garoonka ciyaaraha magaalada Harare ee xarunta Dalkaasi Zimababwe,waxaana uu qaada markiiba dad gaaraya 60,000 qof. Xoogaga mucaaradka Dalka Zimbabwe ayaa waxaa ay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalka Zimbabawe ayaa maanta waxaa uu yeeshey Hogan cusub kadib markii xilka madaxweynaha loo dhaariyay Emmirson Mnangagwe oo badalaya madaxweynihii hore e e Dalkaasi Robert Mogabe.

Munaasabada dhaarinta ayaa waxaa ay ka dhacday garoonka ciyaaraha magaalada Harare ee xarunta Dalkaasi Zimababwe,waxaana uu qaada markiiba dad gaaraya 60,000 qof.

- Advertisement -

Xoogaga mucaaradka Dalka Zimbabwe ayaa waxaa ay ka dalbadeen hoggaamiyahan cusub in uu soo afjaro arrimaha musuq maasuqa oo dalkaasi hareeyey.

Waxaa uu horey u ahaa Mr Mnangagwa  madaxweyne ku xigeen, wuxuuna muddo aad u dheer lasoo shaqayanayay Mugabe oo xilka hayay muddo 37 sanadood ah,Xil ka qaadistiisii bishii hore ayaa ku kaliftay in xisbiga ZANU-PF iyo ciidammada ay awooda la wareegaan, Mugabe-na ku qasbaan in uu xilka ka dego.

Waxaa soconaya qorshe ku aadan sidii Mogabe oo u yeelan lahaa Xasaanada uu kaga badbaadayo in wax dembi ah lagu so ooogo.

- Advertisement -

Mnangagwa ayaa balanqaaday shaqo abuur xili heerka shaqo la’aanta Zimbabwe ay gaarayso boqolkiiba 90%.

Sanduuqa lacagta adduunka ayaa Zimbabwe ugu baaqday in ay la timaado isbadal degdeg ah, islamarkaasna hesho deymo.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts