HomeCaalamkaSarkaal Kenyan ka goostay Alshabaab oo doonaya inuu isku dhiibo Ciiddanka dalkaasi

Sarkaal Kenyan ka goostay Alshabaab oo doonaya inuu isku dhiibo Ciiddanka dalkaasi

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Wargeyska Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa qoray in Sarkaalkaasi oo lagu magacaabo Axmed Iimaan ka fekerayo inuu isku dhiibo Ciiddanka Kenya iyo in  Cafis loo fidiyo.

Sarkaalkaasi oo lagu naanayso “KIMANTHI| ayaa la sheegay inuu haatan baxsad ku jirto, kadib, markii la sheegay inuu ka soo goostay Alshabaab.

- Advertisement -

Ilo dhinaca Hay’addaha Ammaanka Caalamiga ee ka hawlgala Somalia ayaa u sheegay Wargeyska Nation in Axmed Iimaan oo ahaa Madaxa Dagaalamayaasha Ajaaniibta ee ka tirsan Alshabaab uu haatan baxsad ka yahay qaar ka mid ah  Taageerayaasha Axmed Diiriye iyo Mahada Karate, waa sida hadalka loo dhigay.

Dhinaca kale, Warbixin ay Hay’addaha Ammaanka Kenya soo saareen sannadkii hore waxay ku sheegeen in Axmed Iimaan saaxiibadiisa joogta Nairobi ay Malaayiin Shillinka Kenya u diraan sannad kasta, iyadoo Lacagtaasi laga soo ururiyo kirada goobo Ganacsi oo ku yaalal Xaafadaha UMOOJA iyo MALENGO oo ka tirsan Nairobi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories