HomeCaalamkaRobert Mugabe oo la siiyey Xasaanad iyo inuu si nabad ku joogi...

Robert Mugabe oo la siiyey Xasaanad iyo inuu si nabad ku joogi karo Zimbabwe

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweynihii hore ee dalkaasi  ayaa loo ballan qaaday Xasaanad aan Dacwado lagu soo oogi Karin iyo inuu si nabad ah ku joogo dalkiisa. Ilo ku dhow Dhexdhexaadiyaasha ayaa maanta sheegay inuu qoddobkaasi qeyb ka yahay Wada-xaajoodkii lala gaaray si uu isku casilo Dhinaca kale, warar ku dhow Dowladda Zimbabwe ayaa sheegay inuu Mugabe u sheegay […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dalkaasi  ayaa loo ballan qaaday Xasaanad aan Dacwado lagu soo oogi Karin iyo inuu si nabad ah ku joogo dalkiisa.

Ilo ku dhow Dhexdhexaadiyaasha ayaa maanta sheegay inuu qoddobkaasi qeyb ka yahay Wada-xaajoodkii lala gaaray si uu isku casilo

- Advertisement -

Dhinaca kale, warar ku dhow Dowladda Zimbabwe ayaa sheegay inuu Mugabe u sheegay Dhexdhexaadiyaasha  inuu doonayo inuu ku dhinto dalkiisa Gooyo iyo inuusan qorsehynaynin inuu Masaafuris ugu noolaado dalal kale.

Robert Mugabe oo 93 jir waxa uu Zimbabwe xukumayey tan iyo  sannadkii 1980-aadka waxa uu xilka ka degay Talaadadii la soo dhaafay, kadib, markii ay Ciiddanka la wareegeen Talada dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories