HomeWararDowladda Imaaraadka oo bilowday Dhismaha Saldhigga Milliteri ee laga siiyey Soomaaliland

Dowladda Imaaraadka oo bilowday Dhismaha Saldhigga Milliteri ee laga siiyey Soomaaliland

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Shirkadda Divers Marine Contracting LLC ayaa sheegtay inay bilaabeen Dhismaha Saldhigga Ciiddanka Badda Imaaradka ee laga dhisayo magaalladda Berbera ee Waqooyiga Somalia. Agaasimaha Maamulka Shirkasddaas, Cabdalla Darwiish oo Wareysi lagula yeeshay magaalladda Dubai ayaa sheegay in bishii April ee sannadkan la siiyey Qandaraaska Dhismaha Saldhigga Berbera oo ku kici doonta lacag dhan .90 million oo Dollar Waxa […]

- Advertisement -

Shirkadda Divers Marine Contracting LLC ayaa sheegtay inay bilaabeen Dhismaha Saldhigga Ciiddanka Badda Imaaradka ee laga dhisayo magaalladda Berbera ee Waqooyiga Somalia.

Agaasimaha Maamulka Shirkasddaas, Cabdalla Darwiish oo Wareysi lagula yeeshay magaalladda Dubai ayaa sheegay in bishii April ee sannadkan la siiyey Qandaraaska Dhismaha Saldhigga Berbera oo ku kici doonta lacag dhan .90 million oo Dollar

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in Saldhigaasi  ahayn mid Ganacsi ee uu yahay Saldhig Milliteri oo yeelan doona Garoonka Diyaaradaha Milliteriga.

Mar wax laga weydiiyey Hadafka Garoonkaasi waxa uu tilmaamay inay Maraakiibta Dagaalka ilaalo ka qaban doonaan Gacanka Carbeed.

Magaalladda Berbera oo ku taalla Gacanka Cadmeed waxay 200-KM dhanka Koonfurta u jirtaa Xeebaha dalka Yemen, halkaasi oo ay ka hawl-galaan Ciiddanka Imaaaraadka Carabta ee qeybta ka ah Isbahaysiga Milliteri ee Sacuudiga.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Cabdalla Darwiish waxa uu xusay in  Saldhigaasi oo laga dhisayo meel ku dhow Dekedda Berbera la  soo gebagebayn doono bisha June ee sannadka soo socda ee 2018-ka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories