HomeWararCiidamada Dowladda oo qabtay Askari qof Shacab ah ku dilay Muqdisho

Ciidamada Dowladda oo qabtay Askari qof Shacab ah ku dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Duhurnimadii Maanta oo Khamiis ah ayaa  Askari ka tirsan ciidamada Minashiibiyada waxa uu Degmada Shangaani ee Gobolkaan Banaadir uu ku dilay qof Shacab ah. Qofla la dilay ayaa Goobjoogayaal waxa ay sheegeen in uu haa Wade Mooto Bajaaj,waxana la sheegay in dhowr Xabadood uu ku dhuftay Askarigii sidaasna uu ku geeriyooday Bajaajlihii. Askariga wax dilay […]

- Advertisement -

Duhurnimadii Maanta oo Khamiis ah ayaa  Askari ka tirsan ciidamada Minashiibiyada waxa uu Degmada Shangaani ee Gobolkaan Banaadir uu ku dilay qof Shacab ah.

Qofla la dilay ayaa Goobjoogayaal waxa ay sheegeen in uu haa Wade Mooto Bajaaj,waxana la sheegay in dhowr Xabadood uu ku dhuftay Askarigii sidaasna uu ku geeriyooday Bajaajlihii.

- Advertisement -

Askariga wax dilay oo ku hubeysnaa Bustoolad iyo Marxuumka geeriyooday ayaa marka hore waxaa dhex maray muran ku saabsan in uu Askariga Wadaha Bajaajta uu ka doonayay lacag Canshuur ah,waxana muran kadib Askariga uu dhowr Xabadood kaga dhuftay Madaxa.

Intaasi kadib waxaa la sheegay in ay goobta soo gaareen Ciidamo  ka tirsan kuwa dowladda Soomaliya kuwaas oo Gacanta ku dhigay Askarigii minashiibiyada ahaa ee qofka Shacabka aha dilay.

Falalka noocan oo kale ah ayaa dhowr mar waxa ay uga dhaceen Gudaha Muqdisho

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories