HomeWararDiyaar garoow ka jira M/Baydhabo iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku wajahan

Diyaar garoow ka jira M/Baydhabo iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku wajahan

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Saacada soo socda ayaa la filayaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay uu gaaro wefdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre. Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa safarka Ra’iisul Wasaaraha ee Baydhabo ku wehlin doono kuwaas oo diyaar garoowga soo dhaweyntooda haatan laga dareemayo Baydhabo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacada soo socda ayaa la filayaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay uu gaaro wefdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre.

Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa safarka Ra’iisul Wasaaraha ee Baydhabo ku wehlin doono kuwaas oo diyaar garoowga soo dhaweyntooda haatan laga dareemayo Baydhabo.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqashada Baydhabo horay uga baaqday todobaadkii hore kadib markii uu tegay Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiag ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ilaa iyo hadda lama oga sababaha uu Ra’iisul Wasaare Kheyre uu Baydhabo u tegayo balse waxaa la sheegaya in uu booqan doono xerooyin ay ku jiran Ciidamada dowladda ee loo diyaariyay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Todobaadkii hore sidoo kale waxaa baaqday kulanka Golaha Wasiirada oo la filayay in Baydhabo lagu qabto balse todobadkaan ayaa sida xogaha an ku heleyno waxaa lagu qaban doonaa Baydhabo.

- Advertisement -

Ammaanka Baydhabo ayaa Maanta si aad ah loo adkeeyay,waxaana la arkaya Ciidamada dowladda kuwa Maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidanka AMISOM oo amniga xaqiijinaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts