HomeCaalamkaRobert Mugabe oo Maanta la kulmi doono Ku-xigeenkiisii hore

Robert Mugabe oo Maanta la kulmi doono Ku-xigeenkiisii hore

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Iyadoo lagu wado in Barlamaanka Zimbabwe maanta ka hadlaan Xil-ka-qaadista Madaxweyne Mugabe ayaa waxa uu Madaxweynuhu la kulmi doonaa Ku-xigeenkiisii hore Emmerson Mnangagwa, kaasi oo uu xilka ka qaaday bishan November 4-dii. Taliyaha Ciiddanka dalkaasi, Jeneral Konastantino Jiwenga ayaa sheegay in horumar laga gaaray Kulankii ay la lahaayeen Madaxweyne Mugaabe, oo uu kala shaqeynasyo sidii […]

- Advertisement -

Iyadoo lagu wado in Barlamaanka Zimbabwe maanta ka hadlaan Xil-ka-qaadista Madaxweyne Mugabe ayaa waxa uu Madaxweynuhu la kulmi doonaa Ku-xigeenkiisii hore Emmerson Mnangagwa, kaasi oo uu xilka ka qaaday bishan November 4-dii.

Taliyaha Ciiddanka dalkaasi, Jeneral Konastantino Jiwenga ayaa sheegay in horumar laga gaaray Kulankii ay la lahaayeen Madaxweyne Mugaabe, oo uu kala shaqeynasyo sidii Xal loo gaari karaa iyo Hiigsiga Cusub ee dalkaasi.

- Advertisement -

Madaxweynaha 93-jirka ah oo talada dalkaasi hayey tan iyo Xorriyadii dalkaasi sannadkii 1980-kii waxa haatan soo wajahday cabsida Xil-ka-qaadista, iyadoo horey looga qaaday Xilkii Hoggaamiyaha Xisbiga haya Talada dalkaasi ee ZANU PF.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories