HomeWararDhageyso:-Maxay ka dhigan tahay Doorashadii Soomaaliland?(Warbixin)

Dhageyso:-Maxay ka dhigan tahay Doorashadii Soomaaliland?(Warbixin)

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Guddiga Doorashada ee Soomaaliland ayaa Galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan. Natiijada doorashadan ayaa maalmihii la soo dhaafay siweyn loo sugayy wallow Xisbiga Mucaaradka ee WADANI ay siweyn u dhaliilsan yihiin. Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Soomaaliland Cabduqadir Iimaan Warsame ayaa […]

- Advertisement -

Guddiga Doorashada ee Soomaaliland ayaa Galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan.

Natiijada doorashadan ayaa maalmihii la soo dhaafay siweyn loo sugayy wallow Xisbiga Mucaaradka ee WADANI ay siweyn u dhaliilsan yihiin.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Soomaaliland Cabduqadir Iimaan Warsame ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada iyo codadla ay kala heleen Xisbiyada.

Dhanka kale Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomaaliland Muuse Bixii Cabdi ayaa u mahadceliyay dhamaan Xisbiyadii la tartamayay iyo guddiga doorashooyinka oo culeys badan wajahay.

Wararka hadda nasoo gaaraya ayaa waxa ay sheegaayn in Magaalooyinka Hargeysa Burco iyo Magaalooyin kale ay rabshado ka bilaawden isla markaana Ciidamadu ay dadka u adeegsanayaan rasaas nool nool.

- Advertisement -

Muuse Biixi oo sanadihiisa lixdamaadka ku jira ayaa noqonaya madaxweynihii shanaad ee Soomaaliland, isagoo ka guuleystay laba Murashax oo kale oo u ordayay xisbiyada Ucid iyo Wadani, Feisal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi Cirro, oo isagu shalay sheegay in doorashada qaabkii ay u dhacday aanu ku qanacsaneyn.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta oo uu diyaariyay Cabduqaadir Jakaarta isaga ayaana soo jeedinaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories