HomeWararDhageyso:-Bahda Waxbarashada dalka oo Xus Gaar ah u sameysay Pro Cali Xasan...

Dhageyso:-Bahda Waxbarashada dalka oo Xus Gaar ah u sameysay Pro Cali Xasan Maxamed kuna beegtay Maalinta Macalinka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Iyada oo Maanta ay ku beegneyd 21 November Maalinta Macalinka Soomaliyeed ayaa Bahda Waxbarashada dalka waxa ay Xus gaar ah u sameeyeen Pro Cali Xasan Maxamed oo ka mid ahaa Aas’aasayaashii Waxbarashada Soomaaliya oo dhowr Bilood ka hor ku geeriyooday Muqdisho. Pro Cali Xasan Maxamed ayaa mudo ka badan 50 Sano ku howlanaa horumarinta Waxbarashada […]

- Advertisement -

Iyada oo Maanta ay ku beegneyd 21 November Maalinta Macalinka Soomaliyeed ayaa Bahda Waxbarashada dalka waxa ay Xus gaar ah u sameeyeen Pro Cali Xasan Maxamed oo ka mid ahaa Aas’aasayaashii Waxbarashada Soomaaliya oo dhowr Bilood ka hor ku geeriyooday Muqdisho.

Pro Cali Xasan Maxamed ayaa mudo ka badan 50 Sano ku howlanaa horumarinta Waxbarashada Soomaaliya isaga oo ahaa adeegaha Tacliinta Sare,isla markaana xilal kala duwan ka soo qabtay laamihii Waxbarashada ee Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Tacliinta Sare xiligii Kacaanka.

- Advertisement -

Hadaba Ing, Muqtaar Haaruun Cismaan oo ka mid ah dadkii la soo shaqeeyay mudo dheer ayaa Radio Dalsan uga sheekeeyay Taariikhdiisa oo kooban Allaha u Naxariistee Marxuum Pro Cali Xasan Maxamed.

Hoos Ka Dhageyso Codka Eng Muqtaar Haaruun Cismaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories