HomeCaalamkaDEG DEG:-Robert Mugabe oo is casilay

DEG DEG:-Robert Mugabe oo is casilay

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Waxaa goordhow ku dhawaaqay in uu iscasilay Madaxweynihii Wadanka Zimbabwe Robert Mugabe oo mudo dhowr Maalmood ah laga sugayay is casilaada.

Milateriga Zimbabwe ayaa Maalma ka hor la wareegay dalkaas,waxana Robert Mugabe oo mudo 37 Sano ah Xukumayay dalkaas uu ugu dambeyn is casilay.

- Advertisement -

Robert Mugabe ayaa horay ugu adkeysanayay in uu weli yahay madaxweyne balse ugu dambeyn culeyso farabadan oo soo wajahan uu isku casilay.

Goordhow la socda Taariikhdiisa

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories