HomeWararDEG DEG:-Cabdiraxmaan Cirro oo aqbalay doorashadii looga guuleystay ee Soomaaliland

DEG DEG:-Cabdiraxmaan Cirro oo aqbalay doorashadii looga guuleystay ee Soomaaliland

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Gudoomiyaha Xisbiga WADANI ee Maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi  Cirro oo qaadacsanaa ama diidanaa nnatiijadii kas oo abxday doorashadii ka dhacday Soomalilnd ayaa Goordhow aqbalay in laga guuleystay. War qoraal ah oo uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayaa u qornaa sidatan. Waxaan goaan saday inaan Natiijada gacan ku samayska ah ee la dhoob dhoobay aan […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha Xisbiga WADANI ee Maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi  Cirro oo qaadacsanaa ama diidanaa nnatiijadii kas oo abxday doorashadii ka dhacday Soomalilnd ayaa Goordhow aqbalay in laga guuleystay.

War qoraal ah oo uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayaa u qornaa sidatan.

- Advertisement -

Waxaan goaan saday inaan Natiijada gacan ku samayska ah ee la dhoob dhoobay aan aqbalo.

Umaan tanaasulin Muuse iyo Kulmiyetoona waxaan u tanaasulay Nabada iyo Wadajirka Ummada Somaliland

Siduu hore u yidhi Madaxwayne Riyaale “gacantayda Somaliland ku burburi mayso, Aniguna waxan leyay Dalkayga damacayga u burburin maayo, dadkaygana dhiigooda u daadin maayo waxaanse ka baqayaa inay ‘Gacanta Kulmiye ku burburto ”

- Advertisement -

” Waxaan shacbiga Somalilan kula dardaarmayaa isku duubnaada shacbigaygaw, una Adkaysta waayaha adag ee aynu galnay “

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories