HomeCaalamkaXildhibaanadda Baarlamaanka Europe oo Wadajir ah uga hadlay Xaalladdaha ka jira...

Xildhibaanadda Baarlamaanka Europe oo Wadajir ah uga hadlay Xaalladdaha ka jira dalka Somalia.

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Bayaankooda waxay ku muujiyeen inay Taageersan yihiin Ehelladda dadkii ku geeriyooday Qaraxyadii bishii October 14-dii iyo 28-keedii ka dhacay magaalladda Muqdisho  oo ay ku geriyoodeen ugu yaraan 358 qof, kuna dhaawacmeen  228 kale.

Barlamaanka Europe, waxay kaloo Qoraalkooda walaac kaga muujiyeen Xaalladda Cunto-yarida ee ka jirta Somalia, iyago osheegay inay 3 million oo qof ku nool Xaalladda Ammaanka ee Cuntadda.

- Advertisement -

Waxay ka digeen inay arrintaasi la mid noqoto Macluushii qeybo ka mid ah Somalia ka dhacday sannadkii 2011-dii.

Dhinaca kale, Xildhibaanadda Barlamaanka Europe waxay ugu baaqeen Dowladaha ku jira Midowga Europe inay DFS ka taageeraan sidii loo xajiin lahaa Maareynta Maaliyadda Qaranka iyo sidii loo dhamaystiri lahaa Dib-u-eegista Dastuurka Qaranka.

Xildhibaanadda Barlamaanka Europe waxay kaloo sheegeen in Kheyraadka Dabiiciga ee Somalia loo adeegsado in lagu maalgeliyo Dagaalladda, waa sida ay hadalka u dhigeen, waxayna ugu baaqeen Guddiga QM ee Cuinaqabataynta Hubka ee saaran Somalia inay adkeeyaan mamnuucista Dhuxusha laga dhoofiyo Somalia.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories