HomeCaalamkaMadaxweynaha Zimbabwe oo sheegay inuu is-casili doonin

Madaxweynaha Zimbabwe oo sheegay inuu is-casili doonin

Date:

Related stories

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

Madaxweyne Robert Mugabe ayaa hadalkaasi ku sheegay Khudbad uu xalay ka jeediyey Telefishinka Qaranka ee ZBC oo uu kula hadlay Shacabka dalkiisa, wuxuuna ku gacan sayray cadaadiska lagu saaray inuu Xilka ka dego. Mugaabe oo isagoo jooga gurigiisa ka hadlay Telefishinka waxa uu Reer Zimbabwe u sheegay inuu bisha soo socota guddoomin doono Shirweynaha Xisbiga ZANU PF ee haya […]

- Advertisement -

Madaxweyne Robert Mugabe ayaa hadalkaasi ku sheegay Khudbad uu xalay ka jeediyey Telefishinka Qaranka ee ZBC oo uu kula hadlay Shacabka dalkiisa, wuxuuna ku gacan sayray cadaadiska lagu saaray inuu Xilka ka dego.

Mugaabe oo isagoo jooga gurigiisa ka hadlay Telefishinka waxa uu Reer Zimbabwe u sheegay inuu bisha soo socota guddoomin doono Shirweynaha Xisbiga ZANU PF ee haya Talada dalkaasi, inkastoo shalay laga xayuubiyey Hoggaaminta Xisbiga.

- Advertisement -

Madaxweynaha 93-jirka waxaa la rajeynayey inuu ku dhawaaqo inuu iska casilo Xilka Madaxweynaha,, kadib 5 maalmood, markii ay Milliteriga dalkaasi sheegeen inay la wareegeen Talada Zimbabwe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories