HomeWararDhageyso:-Xildhibaanada Baarlamaanka oo ka horyimid Canshuur ay ku soo rogtay Wasaaradda Maaliyada

Dhageyso:-Xildhibaanada Baarlamaanka oo ka horyimid Canshuur ay ku soo rogtay Wasaaradda Maaliyada

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

9,kii Bishaan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya waxa ay Warqad u dirtay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya taas oo ay ku codsaneysay in xildhibaanada laga qaado lacag Canshuur ah. Arrintan markii ay soo baxday ayaa waxa durbadiiba ka soo horjeestay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo siyaabo kala duwan uga hadlay. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka […]

- Advertisement -

9,kii Bishaan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya waxa ay Warqad u dirtay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya taas oo ay ku codsaneysay in xildhibaanada laga qaado lacag Canshuur ah.

Arrintan markii ay soo baxday ayaa waxa durbadiiba ka soo horjeestay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo siyaabo kala duwan uga hadlay.

- Advertisement -

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo Dalsan la soo xiriiray ayaa sheegay in arrintaani ay tahay Sharcidaro aan loo marin Wadadii Saxda aheyd.

Waxa uu sheegay Xildhibaanka in aysan waafaqsaneyn Gunada ay qaadanayaan Xildhibaanada uuna ku fududaaday Wasiirka Maaliyadda loona baahnaa in ay ku soo baxdo Warqadaas Digreeto Madaxweyne.

Wariye Abuukar Dayax oo Wareysanayay ayaa weeydiiyay su’aal aheyd waxa diidaya in ay xildhibaanadu canshuurta bixiyaan ayaa waxa uu ku jawaabay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories