HomeCaalamkaBurcad-baddeed ku fashilantay inay qafaashaan Markab oo lagu qabtay Xeebaha Somalia

Burcad-baddeed ku fashilantay inay qafaashaan Markab oo lagu qabtay Xeebaha Somalia

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Ciiddanka Talyaaniga ee qeybta ka ah Hawlgalka Ciiddanka Badda Midowga Europe ee ku sugan Xeebaha Somalia ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 6 Burcad-baddeed Soomaali iyo Dooni ay wateen, kuwaasi oo ku fashilmay inay qafaashaan Markab nooca qaada Kontaynaradda, kaasi oo culayskiisu dhamaa 53,000 oo Tan iyo Dooni Kallumeysi.

Markabka Dagaalka Talyaaniga ee lagu magacaabo ITS Virginio Fasan ayaa gacanta ku dhigay Burcad-baddeedaasi oo la sheegay inay dhowr Gantaalladda Garabka laga tuuro ee  RPG ku weerareen Markabka Xamuulka, inakstoo aysan Shaqaalihii la socday Markabkaasi wax ku noqonin Weerarkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ciiddanka Badda Talyaaniga waxay sheegeen inay 6-da Burcad-baddeed ku wareejin doonaa Maamulka awood u leh inay Sharciga soo taagaan.

Xigasho: eunavfor.eu

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories