HomeCaalamkaMaxkamada Malta oo Muwaadin Soomaaliyeed ku eedeysay inuu dhacay Dahab iyo Qalin

Maxkamada Malta oo Muwaadin Soomaaliyeed ku eedeysay inuu dhacay Dahab iyo Qalin

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Wargeyska Malta Today ayaa qoray inay Boliska xireen Qaxooti Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed C/risaaq Axmed oo 21-jir ah, kaasi oo lagu eedeeyey inuu Dalxiise u dhashay Talyaaniga ka dhacay 2 Katiinad oo isugu jirtay Dahab iyo Qalin. Eedeysanaha oo ku nool Degmadda SILEMA ee W/bari Xeebaha Malta ayaa la soo taagay Maxkamadda, kadib, markii lagu […]

- Advertisement -

Wargeyska Malta Today ayaa qoray inay Boliska xireen Qaxooti Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed C/risaaq Axmed oo 21-jir ah, kaasi oo lagu eedeeyey inuu Dalxiise u dhashay Talyaaniga ka dhacay 2 Katiinad oo isugu jirtay Dahab iyo Qalin.

Eedeysanaha oo ku nool Degmadda SILEMA ee W/bari Xeebaha Malta ayaa la soo taagay Maxkamadda, kadib, markii lagu soo oogay inuu Dalxiisaha xoog uga goostay Katiinadahaasi qoorta ugu xirnaa, isagoo dalxiis ahaan u joogay Xeebta magaalladda PACEVILLE.

- Advertisement -

Eedeysanaha waxa uu beeniyey inuu dhacay Katiinadahaasi, balse, Dalxiisihii la dhacay  ayaa ku dooday inuu 100% rumeysan yahay inuu Eedeysanaha yahay ninkii isaga dhaca u geystay.

Dalxiisaha waxa kale oo uu Maxkamadda u sheegay inuu Katiinadahaasi ku soo iibsaday 400 EURO, wuxuuna  soo bandhigay Qaan-sheegtada Dukaankii uu ka soo iibsaday oo ku yaalla magaalladdaVALETTA.

Dhinaca kale, Maxkamadu waxay ku gacan-sayrtay in Eedeysanaha damiin lagu sii daayo, iyadoo sheegtay inuu lahayn Cinwaan iyo Guri rasmi oo uu ka deggan yahay Jesiiradda Malta.

- Advertisement -

Sarkaalka Boliska ee gacanta ku hayey Kiiskaasi ayaa isagana sheegay in hantida uu dhacay Eedeysanaha guud ahaan lagu qiimeeyey ku-dhawaad 500 oo Euro (€500)

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories