HomeWararMadaxweyne Waare oo Caawa kulan la leh Xildhibaanada Hir-Shabeelle

Madaxweyne Waare oo Caawa kulan la leh Xildhibaanada Hir-Shabeelle

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa weli ku guda jira wadatashiyadii u dambeysay ee ku aadan sidii uu ku soo Magacaabi lahaa Xubnihiisa Golaha Wasiirada. Wararka ay Caaway Dalsan ka heleyso Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Waare uu Caawa kulamo la leeyahay Xildhibaanada Hir-Shabeelle si uu wadatashi igama yeesho Magacaabista Golaha Wasiirada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa weli ku guda jira wadatashiyadii u dambeysay ee ku aadan sidii uu ku soo Magacaabi lahaa Xubnihiisa Golaha Wasiirada.

Wararka ay Caaway Dalsan ka heleyso Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Waare uu Caawa kulamo la leeyahay Xildhibaanada Hir-Shabeelle si uu wadatashi igama yeesho Magacaabista Golaha Wasiirada oo waqtigii loogu talo galay dhaafay.

- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray khilaaf u dhaxeeyay xildhibaanada iyo Madaxweyne Waare kadib markii uu sheegay in Golaha Wasiirada uu banaanka ka keeni doono balse xildhibaanada ay ka diideen.

Wixii kulankaas ka soo baxa halkaan ayaaan Odin kugu soo gudbin doonaa.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

No posts to display