HomeCaalamkaCECAFA oo Soomaaliya ka saartay liiska Dalalka ka qeybgalaya Koobka dalalka B/iyo...

CECAFA oo Soomaaliya ka saartay liiska Dalalka ka qeybgalaya Koobka dalalka B/iyo Bartamaha Africa

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Xiriirka kubadda cagta bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA, ayaa soomaaliya ka saaray dalalka ka qeyb-galaya koobka qaramada bariga iyo bartamaha Africa ee sanadkan ka dhacaya dalka Kenya (december 3 ilaa 17). CECAFA ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ka jirto xaalad dagaal, sidaas darteedna looga saaray tartanka sanadkan. Waxaa tartanka lagu casuumay dalaka Libya iyo […]

- Advertisement -

Xiriirka kubadda cagta bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA, ayaa soomaaliya ka saaray dalalka ka qeyb-galaya koobka qaramada bariga iyo bartamaha Africa ee sanadkan ka dhacaya dalka Kenya (december 3 ilaa 17).

CECAFA ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ka jirto xaalad dagaal, sidaas darteedna looga saaray tartanka sanadkan.

- Advertisement -

Waxaa tartanka lagu casuumay dalaka Libya iyo Zembabwe oo aanan ka mid ahayn xiriirka CECAFA, waxaana labadaas dalba hadda aaney wax badan ka fiicneyn Soomaaliya dhanka xasilloonida siyaasadda.

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo uun ku faani jiray inay ka qeyb-galaaan tartamada caaalamiga ah, inkastoo aysan guulo kasoo hoynin, ayaa hadda gabay kaalintaas ka qeyb-galka ku ekeyd.

Wali wax war lagama hayo xiriirka Soomaliyeed ee K/Cagta Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories